Shirkadda PEPCO oo Ku Dhawaqday Qiima Dhimis Magalada Bosaso 20% ah
Shirkadda PEPCO waxay si rasmi ah ugu dhawaaqday qiimo-dhimis ballaaran oo dhan 20% oo ay u sameysay dhammaan macaamiisheeda ku nool Bosaso.
Shirkadda PEPCO waxay si rasmi ah ugu dhawaaqday qiimo-dhimis ballaaran oo dhan 20% oo ay u sameysay dhammaan macaamiisheeda ku nool Bosaso.
macmiil:- maadaama lagu jiro xilli roobaad ka taxaddar meelaha biyuhu fariistaan ee ka agdhow qalabka korontada sida (baallayaasha,fiilooyinka iwm). Fadlan ha taaban, ha qabsan hana u dhowaan baalle koronto iyo fiilo meel taal. sidoo kale haddiii aad aragto ama la kulanto wax khatar korornto ah la xiriir oo wac lambaradan: 313 ama 7800003
𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐊𝐨𝐫𝐨𝐧𝐭𝐚𝐝𝐚 𝐏𝐮𝐧𝐭𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐄𝐞 𝐏𝐄𝐏𝐂𝐎 𝐈𝐲𝐨 𝐉𝐚𝐚𝐦𝐚𝐜𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐁𝐚𝐫𝐢𝐠𝐚-𝐀𝐟𝐫𝐢𝐜𝐚 Oo Kala Saxiixday Heshiis Kusaabsan Dhismaha 𝐌𝐚𝐜-𝐇𝐚𝐝𝐤𝐚 Farsamada Gacanta Ee 𝐏𝐮𝐧𝐭𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐓𝐞𝐜𝐡𝐧𝐢𝐜𝐚𝐥 𝐈𝐧𝐬𝐭𝐢𝐭𝐮𝐭𝐞 Kaaso Haqab Tiri Doona Baahiyaha Ka Jira Suuqa Shaqada Ee Ku Gadaaman Xirfaddaha Farsamada Gacanta Ee Puntland. Ujeedada ugu weyn ee machadku waa in lagu qalabeeyo dhalinyarada iyo dhalinyarada xirfado ku haboon oo ku haboon si loo daboolo baahida suuqa shaqada.
pepco oo dhamestirtay wajiga kowd ee cadceeeda qorax dhalinta korontada.